Bidixdu waxay suurto gal ka dhigaysaa ina dhammaan Ay helaan nolol wanaagsan

Dad badan ayey adduunyadu ku khasbaysaa inay iskaga tagaan dhulkoodii. Way dhib badan tahay in aad ku noolaato dalkii aadku lahayn qoys iyo saaxiib ee aad ka shaqaynayse kuna hadlayse afkooda. Xisbiga bidixidu waxa uu doonayaa in Norge ay noqoto dhul ay yimaadaan dadka ka soo qaxa dhulkooda. Anagu ka bixida ah waxaan aaminsanahay in dadka kale duwan ay yihiin ah khayraad muhim ah u yihiin Norge oo si ikumid ah ayey ugu wada nolaano.

**OBS! Denne artikkelen ble første gang publisert for 17 år siden.**


Ugu horeyn waxad helaysaa meel aad ku noolaato, waxad baranaysaa luqada cusub, waxaad helaysaa shaqo, si nabad geleyo ah ayaad ugu noolanaysaa, adiga iyo qoyskaagu, waxaa laga rabaa inaad adiga iyo Qoyskaagu aad samaysaa sidii aad isku dabari lahaydeen. Laakiin ka xusbi ahaan waxaan idinka caawinaynaa inaad heshaan nolol fiican. Xusbigu waxa uu jecelyahay qaxootiga imanayaa Norge inay bartaan dadka Noorwijiga ah iyo inay dhexgal la sameeyaa bulshada nooshka ah.

Bidixdu wax:
-Adigu waxaad helaysaa waxbarasho ama shaqo kadib nidaamka Barnaamijka isbarashada.
-Waxa lagaa caawinayaa xanaanad carruurta iyo dugsiga si ay u helaan waxbarasho fiican.
– Waxa ay deegaanadu abaabulayaan safaro iyo kulamo si ay dadka Dadka qaxootiga ah ay ugu fududaato iyo la xidiidhaan noorwejiga Si ay u bartaan dhaqanka norwejiga.
– Waxa la kaalmaynayaa in carruurta iyo dadka waaweyni ka qayb Qaataan ururada iyo kooxaha ciyaaraha,

Waxaad isticmaali kartaa kodkaa inaad ku doorato maalinta Isniita 10.Sebtanbar.
Ka akhiri xisbiga bidixdu intarnedka: http://hurum.www.venstre.no ama http://royken.www.venstre.no

Dette er kortprogrammet til Venstre i Hurum og Røyken på somali. Det er oversatt av Hassan Gulled.

Du finner den norske teksten under bildet.

Veninner

Foto: Finn Dale Iversen

Venstre vil at alle skal få mulighet til å skape seg et godt liv

Mange mennesker i verden tvinges til å forlate sitt eget land. Det blir for vanskelig å leve i landet der man har familie, venner, arbeid og kan snakke sitt eget språk. Partiet Venstre vil at Norge skal være et godt land å komme til for mennesker som har måttet flykte fra sitt eget land. Vi i Venstre tror at mennesker med ulik bakgrunn er en viktig ressurs i Norge og at vi sammen kan skape et godt samfunn å leve i.

På nytt skal du finne et sted å bo, lære et nytt språk og finne arbeid og skape trygghet for deg og din familie. Det krever stor innsats av deg og din familie for å klare dette, men Venstre vil at du og din familie skal få hjelp til å skape et godt liv. Venstre ønsker at flykninger som kommer til Norge skal bli kjent med nordmenn og bli integrert i det norske samfunnet

Venstre vil:
– at du skal få et tilbud om skole eller arbeid etter fullført introduksjonsprogram.
– sørge for et godt barnhage- og skoletilbud slik at alle barn får en god opplæring.
– at kommunen arrangerer turer og sammenkomster slik at flykninger lettere kommer i kontakt med nordmenn og lærer mer om norsk kultur.
– støtte barn og voksnes deltagelse i foreninger og idrettslag.

Bruk din rett til å stemme på valgdagen 10.september. Les mer om Venstre på internett:
http://hurum.www.venstre.no og http://royken.www.venstre.no

**OBS! Denne artikkelen ble første gang publisert for 17 år siden.**